3 Best Digital Skills, Barashada Graphic Design
Waqtigan aynu ku jirno, nidaamka shaqaaleysiinta maaha sida kii hore camal oo ku dhisnaa shahaado kaliya, balse wuxuu u wareegay xirfad sida barashada graphic design ama xirfado kale oo gacanta ah (Digital Skills)
